(Sawirro) Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo boqolaal Maxaabiis ah isweydaarsaday

Ruushka iyo Ukraine ayaa si lama filaan ah  isu dhaafsaday ku dhowaad ​​300 oo maxaabiis ah, taasoo ah isku daygii ugu weynaa tan iyo duulaanka Moscow ee bilowday ​​7 bilood ka hor. Is-dhaafsiga maxaabiistaan waxaa heshiiska laga gaaray gacan ka geystay madaxda Sucuudiga iyo Turkiga. Dadka la sii daayay ayaa waxaa ku jira maxaabiis uu … Continue reading (Sawirro) Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo boqolaal Maxaabiis ah isweydaarsaday